Qalliinka Caesarean run ahaantii waa mid ka mid ah qalliinnada ugu adag, waxaana caalamka loo kala saaraa mid ka mid ah qalliinnada ugu khatarta badan
Hadaba waxaan jeclaan lahaa inaan ku weydiiyo, ma garanaysaa waxa loola jeedo irbad suuxdin ah oo lagu mudo xangulah l dhabarta?
Ma ogtahay haddii aad dhaqaaqdo dhaqdhaqaaq in uu kuu horseedi kara curyaan?
Ama ugu yaraan, waxaad dareemaysaa leeydhu jidhkaaga oo dhan in lagugu xidhay shoog leedhe
Ok, ma garanaysaa waxa ay ka dhigan tahay in todobada lakab ee caloosha la furo lakab kasta oo ka mid ah uu dhumuc weyn yahay, una soo kacaayo sida furaashkii oo kale, markaas toddoba lakab ayaa la kala qaadayaa
Hagaag, waxaan kaa maqlay xanuunka ay dareemayso hooyadu marka ugu horeysa ee ay ka baxdo suuxinta waxayna bilaabaysaa inay dareento xanuun iyo xanuun aan loo dulqaadan karin sababtoo ah dhammaan lakabyada caloosheeda ayaa furan
Ma ogtey in hooyoadu la kulanto madaxaanu badan weegaga ugu horeya
Ma ogtey xalada dareen ahaaneed ee hooyadu la kulanto taas oo aan la sifeene karin
RABIGA RAXAMANKA HA WAXA AAN KA BARYAYAA IN U NA U MAR KALE KU SOO CELIN HOOYO SOO MARTEY AMIIIIIIN
No comments:
Post a Comment